Wareega Koobaad ee Doorashada Madaxweynaha Puntland oo soo dhamaatay iyo Tirinta oo bilaabatay

Waxaa goordhaw soo dhamaatay wareega koobaad ee codeynta doorashada Madaxweynaha maamulka Puntland ay ku tartamayaan 21-Musharax , waxaana doorashada ay ka socotaa magaalada Garawe. Hoolka doorashada ka dhaceyso waxaa ku sugan dhamaan Xildhibaanada Puntland oo gaaraya 66-Xildhibaan, waxa ayna Xildhibaanadan kala xulanayaan musharaxiinta tirada badan ee doorashada ku tartamaya. Wareega koobaad ee doorashada waxaa ku … Continue reading Wareega Koobaad ee Doorashada Madaxweynaha Puntland oo soo dhamaatay iyo Tirinta oo bilaabatay